BBC News Somali@BBCSomaliAug 19Askarta Botswana ayaa la sheegay inay mar ka hortageen xoogaggii Caydiid ee ku sugnaa Baydhabo. Hoos ka akhri 👇🏾13165.5K
BBC News Somali@BBCSomaliAug 14Kaalintee Soomaaliya kaga jirtaa 10-ka dal ee ugu farxadda badan Afrika sannadka 2026? Hoos ka akhri👇🏾212111K
BBC News Somali@BBCSomaliAug 11Waa maxay lixda shuruudood ee Iiraan ku xirtay furitaanka Marin-biyoodka Hormuz? bbc.in/4wUeW5W1166K
BBC News Somali@BBCSomaliAug 6Qaraxyo laga maqlay magaalada Qeshm ee dalka Iiraan. Halkan kala soco wararkii ugu dambeeyay: bbc.in/3Smsvw1367.2K